Hiigsigaagu waa halkee?
Waxaan kuu soo xulnay koorsooyin kuu horseedaya inaad noqoto hogaamiye dhameystiran oo hanan kara jagooyinka maareeye guud, Maareeye maaliyadeed, La taliye gole sare, hanti dhawr, maalule ganacsi, maareeye canshuur iwm.
"Hankaagu ha sareeyo oo diirada saar ahdaaftu"
Hadii aad dooneyso inaad noqoto ruux aqoontiisu aad ay u sareyso waa inaad hadafkaaga hiigsataa adigoo tababarka mumaarasa ku sameynaya!
Habka aad ku gaadhi karto riyada aad ka leedahaya barashada tababarkan.
Hadafkaagu ha noqdo:
1: Mid cad
2: Mid la qiyaasi karo
3: Mid la gaari karo
3: Mid runta u dhaw
4: Mid waqti xadidan lagu qaban karo
