-
Falanqeynta Bilowga ah
Mashruuc Walbaa wuxuu u baahan yahay falanqeyn dhamaeystiran intaan go'aan la gaadhin. Baro sida loo diyaaariyo "Busniness Case" oo hadal la'aan ku guuleyso aqbalida daneeyeyaasha?
-
Qorsheyn
Talaabada qorsheynta mashruuca waxay ka mid tahay qodobada halbowlaha u ah maareynta mashaariicda. Qorshee! Qorshee! Qorshee! hadii aad dooneysid inaad hanato hadafka aaad ka leedahay mashruuca.
-
Hawl-Gal
Hadii kiis u sameyn iyo qorsheyn hagagsan laga soo gudbo waxaa xiga talaabada hawl galka. Si tafa tiran u baro qaab loo falanqeeyo loona xaliyo arimaha filo waaga kugu noqon kara.