Fiiro Gaar ah!

"Hogaamintu waa haybad ugaara Banii Aadamka"

  • Hogaami Istaraatiijiyadda hay'adaada!

    Inaad master ku noqoto hogaaminta istaraatiijiyadu waa mahuraan hadii aad dooneyso guul iyo shaqo wanaagsan. Koorsadan waxay ku gaadhsiinaysaa inaad maareyso hawlaha hay'adaada oo dhan adigoo kalsooni isku qaba. Waxayna kuu hoseedeysaa dalacsiin shaqo oo deg deg ah.

  • Ku baro afkaaga hooyo maado akadeemi ah!

    "Biyo sacbahaaga ayaa looga dhargaa" horumarinta luuqadaada waa mustaqbalka aayahaaga. Koorsadan waxay kuu xaqiijin doontaa luuqada soomaaliga inaad kaga bogato maqal iyo muuqaalba waxbarasho caalami ah oo la socota macaayiirta aduunka intiisa kale. Balaadhi ereybixinta ganacsiga oo ka muuqo facaaga!

  • Hankaaga ha gaadho heer sare

    Koorsadan waxaa loogu talo galay in lagu kobciyo ashqaasta hamigoodu yahay inay haggaan shirkadaha waaweyn, Hayadaha baaxada leh, ama waaxyaha xukuumada. Hadii aad dooneyso aragti fog inaad wax ku maamusho koorsadan waa mid kugu habboon.

Manhajka Koorsada

Waxaan kuu diyaariney casharo maqal iyo muuqaal ah oo ku baxaya luqada soomaaliga. Casharadan waad joojisan kartaa, waad ku ceshan kartaa ilaa aad ka fahanto. Wixii su'aal ahna waxaa kuu heegan ah team kaa caawiya online.

Ikhtiyaaraadka sicirka koorsada

Koorsadan waxaa loo qoondeeyey inaad ku dhameyso 3 bilood. Waxaa kuu furan hal mar inaad wada bixiso $150. Waxa kaloo kuu furan $59 bil kasta inaad bixiso ilaa 3 bilood. Koorsada waxay kuu furnaan doontaa ilaa mudo 1 sano ah.

Riyadaada rumee!

Maalgasho mustaqbalkaaga. Ka faa'ideyso fursadan aad ku heleysid waxbarasho macaayirta caalamiga ah waafaqsan oo loogu talo galay madaxda ugu sareyso hay'adaha, shirkadaha iyo xukuumadaha inay ku hantaan hagida istaraatiijiyada.

Diiwaan gisho koorsadan