-
Hag hanaanka maamuleed ee hay'adaada
Koorsadan markaad dhamayso waxaad awood u yeelan doontaa inaad maamusho golaha shirkada, inaad dhisto gudiyada shirkada iyo shuruucda ay kuwada shaqeynayaan oo waafaqsan macaayiirta caalamiga ah.
-
Madoonaysaa inaad takhasus u yeelato maareynta aafooyinka?
Dhamaadka koorsadan waxaa khibrad u yeelan doontaa qaabka loo maareeyo aafooyinka caqabada ku noqon kara shirkada.
-
Baro sida loo dhiiri geliyo anshaxa iyo akhlaaqda wanaagsan
Hadii aynan jirin tababar qiyaasaya damiirka shaqaalaha inta uu leegyahay waxaa hubaal ah in ay suuro gal tahay maamulku inuu gacan u galo ruuxaan naasibayn. Sidaa daraadeed dhamaadka koorasadan waxaad khibrad u yeelan doontaa qaabka loo maamulo anshaxa.